Skip to main content

Dacwada Badda: Maxay Muna Sharmaan uga baxay Qareennada difaaca Soomaaliya?

Muna Al-Sharmani waxay ahayd gabadhii sida aadka ah u difaacay kiiska badda ee Soomaaliya
Muna Sharman iyo Safiirka Soomaaliya ee EU
?Dacwada Badda: Maxay Muna Sharmaan uga baxay Qareennada difaaca Soomaaliya
Mid ka mid ah qareennada hoggaaminya kiiska badda ee soomaaliya ay geysay maxkamadda cadaaladda Caalamiga ah ee ICJ, ayaa ka baxday guddiga qareennad ee difaacayay doodad Soomaaliya, sida ay xaqiijisay dowladda.
Muna Sharmaan waxay ahayd gabadhii sida weyn loo bartay xilligii ay socotay dhageysigii dacwadda badda ee dowladda Soomaaliya geysay ICJ.
Cali Siciid Fiqi, safiirka Soomaaliya u fadhiya xarunta Midowga Yurub oo la hadlay Telefishinka Qaranka Soomaaliya ee SNTV ayaa xaqiijiyay in Muno Sharmaan ay "ka baxdayday qareennada difaaca kiiska Soomaaliya".
"Waa gabar Soomaaliyeed, kiiska maalintii ugu horreysay illaa iyo goor dhow ayey ku jirtay. Muddo afar bilood laga joogo, ayey madaxweynaha la soo hadashay", ayuu yiri Safiir Cali Siciid Fiqi.
Isagoo sharaxayay sababta ay qareennada uga baxday wuxuu sheegay in "ay u wareegtay shaqo kale oo ay ka heshay meel kale".
"Waxay tiri 'madaxweyne shaqo ayaan ka helay Bangiga Adduunka. Marka waan ka cudur daaranayaa", ayuu yiri safiirka.
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub, Cali Siciid Fiqi, ayaa yiri: "Muna qof raacdeyn kara ma jiro; waa gabar Soomaaliyeed oo muwaadin ah oo runtii istaahisha in loo abaal gudo".
Muna Sharmaan waxay ka mid ahayd qarreennadda ugu firfircoonaa ee doodaha adag la hor tagay ICJ xilligii ay socotay dhageysigii la xiriirtay in kiiska u dhexeeya Soomaaliya iyo kenya ay maxkamadda dhageysan karto.
"In la yiraahdo Muna meeshii waa laga saaray, ceebbey Soomali oo dhan u tahay", ayuu carabka ku adkeeyay Safiirka oo la hadlay SNTV.
Dr. Muna Sharmaan waxay Soomaaliya u mataleysay dacwada xuduudda badda ee kala dhaxeysay Kenya, waxayna si wayn uga hadashay sida Soomaalida u aragto "heshiiskii isfahamka" ee Kenya ay ku doodeysay.
Hadda, ma jiro wax war ah oo dhankeeda ka soo baxay oo sharaxaya sababta ay uga baxday qareennada Soomaaliya matalaya.
Safiirka Soomaaliya u qaabilsan EU, wuxuu sidoo kale beeniyay in Soomaaliya ay qoratay qareenno cusub. "Qareennadda waa kuwii maalintii ugu horeysay ee aan kiiska badda geynay ee 2014-kii", ayuu yiri.
Hadlakiisan aya jawaab u ah warar baraha bulshada lagu hadal hayay oo sheegayay in qareennada difaacayay Kiiska Soomaaliya la badalay.
Wuxuu ku adkeystay: "Waa kuwii kiiska ku dhex jiray; waa kuwii maxkamadda yimid ee daafacay; waa kuwii dacwaddii soo qoray; waana kuwa hadda u taagan in kiiska ay difaacaan".
Wuxuu dadka Soomaalida u sheegay in "khalkhalka iyo siyaasadeynta maxkamadda aan lagu niyad jebin".
Maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ ayaa 17-kii bishan sheegtay in markale ay dib u dhigtay dhageysiga dacwadda la xiriirta muranka xuduudda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Maxkamadda ICJ oo mar kale dib u dhigtay dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya
Mareykanka: Waxaan Farmaajo u sheegnay in uu ka haro dacwadda badda
Yay u darantahay haddii uu sii xumaado xiriirka Kenya iyo Soomaaliya?
Maxkamadda ayaa la filayay in ay dacwaddaasi dhageysato laga billaabo afarta ilaa siddeedda bisha Nofembar ee sanadkan, haseyeeshee dowladda Kenya ayaa mar labaad dalbatay in arrintaasi dib loo dhigo.
Waa markii labaad oo maxkamadda ay dhageysiga dacwaddani dib u dhigayso, waxaana bishii Sebteembar ay laba bilood dib u dhigtay ka dib markii ay Kenya codsatay in dacwadda dib loo dhigo muddo sanad ah.
Warbixin qoraal ah oo ka soo baxay maxkamadda ayaa lagu sheegay in maxkamadda ay go'aansatay in dib loo dhigo dacwadda badda, waxaana maxkamaddu sheegtay in labada dhinac loo garnaqi doono siddeedda ilaa 12-ka bisha Juun ee sanadka dambe.
Maxkamadda ayaa sidoo kale sheegtay in go'aankan ay gaartay ka dib markii ay dhagaysatay labada dhinac, balse waxay caddeysay in mar kale aan dib loo dhigi doonin.
Maxkamaddu waxay sidoo kale fartay Kenya iyo Soomaaliya in ay ka soo qeybgalaan dhageysiga dacwaddaasi marka laga gaaro xilliga ay haatan u asteysay.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay u hoggaansameyso go'aanka maxkamadda, ayna marnaba ka tanaasuleyn taako ka mid ah dhulka Soomaaliya
قضية البحر: لماذا اعذرت محامية الدفاع الصومالية؟
أكدت الحكومة أن أحد المحامين الذين قادوا القضية البحرية الصومالية إلى المحكمة الجنائية الدولية تركوا هيئة المحامين الذين يدافعون عن قضية صومالية.
منى شارمان هي ابنة شخصية بارزة خلال جلسة محكمة العدل الدولية التابعة للحكومة الصومالية في محكمة العدل الدولية.
أكد علي سعيد فقي ، السفير الصومالي في مقر الاتحاد الأوروبي الذي تحدث إلى التليفزيون الوطني الصومالي ، أن مونو شارمان "دفاعًا عن القضية الصومالية".
وقال السفير علي سعيد فيقي: "إنها فتاة صومالية ، وكانت القضية في اليوم الأول منذ فترة قصيرة. وبعد أربعة أشهر ، تحدثت إلى الرئيس".
وشرح سبب رحيل المحامين قائلاً إنها "انتقلت إلى وظيفة أخرى وجدتها في مكان آخر".
وقالت السفيرة: "لدي وظيفة كرئيس للبنك الدولي. سأكون معذوراً".
وقالت سفيرة الاتحاد الأوروبي في الصومال ، علي سعيد فقي: "لا أحد يستطيع أن يرافقهم ؛ فهي مواطنة صومالية تستحق حقًا المكافأة".
كانت منى شارمان واحدة من أقوى المناصرين في النقاشات الساخنة لمحكمة العدل الدولية خلال الجلسة التي مفادها أنه يمكن سماع القضية بين الصومال وكينيا في المحكمة.
"إن القول بأن منى قد تم إزالته هو عار على جميع الصوماليين" ، أكد السفير على قناة SNTV.
الدكتور مثلت منى شارمان الصومال في النزاع الحدودي البحري مع كينيا ، وتحدثت باستفاضة عن كيف يرى الصوماليون "الإجماع" في كينيا.
في الوقت الحالي ، لا يوجد بيان رسمي يوضح سبب انسحاب المحامين الصوماليين.
كما نفى سفير الصومال لدى الاتحاد الأوروبي أن الصومال قد عين محامين جدد. وقال "كان المحامون في اليوم الأول من قضيتنا في عام 2014".
وجاءت تصريحاته ردًا على تصريحات علنية تزعم أن المحامين الذين يدافعون عن القضية الصومالية قد تم تغييرهم.
وأصر على: "إنهم هم في القضية ؛ إنهم الذين حضروا إلى الدفاع والمدعى عليهم ؛ إنهم هم الذين حضروا للدفاع عن القضية".
وقال للشعب الصومالي "لا ينبغي تثبيط تعطل وسياسة المحكمة".
أعلنت المحكمة الجنائية الدولية (ICJ) في 17 أكتوبر / تشرين الأول أنها أجلت جلسة استماع بشأن النزاع الحدودي بين كينيا والصومال.
محكمة العدل الدولية تؤجل القضية البحرية في كينيا والصومال
الولايات المتحدة: أخبرنا المزارعين بالابتعاد عن الدعوى البحرية
من يهتم إذا ازدادت العلاقات بين كينيا والصومال سوءًا؟
كان من المتوقع أن تستمع المحكمة إلى القضية في الفترة من 4 إلى 8 نوفمبر من هذا العام ، لكن الحكومة الكينية طلبت مرة أخرى تأجيل القضية.
هذه هي المرة الثانية التي ترفع فيها المحكمة القضية ، وفي شهر سبتمبر تأجلت شهرين بعد أن طلبت كينيا تأجيل القضية لمدة عام.
وفي بيان مكتوب ، قالت المحكمة إن المحكمة قررت تأجيل القضية البحرية ، وقالت المحكمة إنه سيتم الفصل بين الطرفين في الفترة من 8 إلى 12 يونيو من العام المقبل.
كما ذكرت المحكمة أن القرار اتخذ بعد الاستماع إلى الطرفين ، لكنها أوضحت أنه لن يتم تأجيله مرة أخرى.
كما أمرت المحكمة كينيا والصومال بحضور الجلسة وقت فرضها.

قالت الحكومة الصومالية إنها ستلتزم بقرار المحكمة ولن تتنازل عن قطعة أرض واحدة في الصومال

Comments

Popular posts from this blog

Mona Farouk reveals scenes of "scandalous video"Egyptian actress Mona Farouk appeared on

Mona Farouk reveals scenes of "scandalous video"Egyptian actress Mona Farouk appeared on Monday in a video clip to discuss the details of the case she is currently facing. She recorded the first video and audio statements about the scandalous video that she brings together with Khaled Youssef.Farouk detonated several surprises, on the sidelines of her summons to the Egyptian prosecution, that Khalid Youssef was a friend of her father years ago, when she was a young age, and then collected a love relationship with him when she grew up, and married him in secret with the knowledge of her parents and her father and brother because his social status was not allowed to declare marriage .Muna Farouk revealed that the video was filmed in a drunken state. She and her colleague Shima al-Hajj said that on the same day the video was filmed, she was at odds with Shima, and Khaled Yusuf repaired them and then drank alcohol.She confirmed that Youssef was the one who filmed the clips whil

الحلقة 20 هنادي المطلقة والمحلل (ماذا قال كتاب العرب في هنادي)-----------Khalid Babiker

• الجنس شعور فوضوي يتحكم في الذات والعقل . وله قوة ذاتية لا تتصالح إلا مع نفسها . هكذا قال أنصار المحلل الحلقة 20 هنادي المطلقة والمحلل (ماذا قال كتاب العرب في هنادي) أول طريق عبره الإنسان هو طريق الذكر . بعدها شهق وصرخ . تمرغ في الزيت المقدس . وجرب نشوة الأرغوس . عاجلا أم آجلا سيبحث عن هذا الطريق ( كالأسماك تعود إلى أرض ميلادها لتبيض وتموت ) . وسيعبره . سيعبره بحثا عن الديمومة . وسيشهق وسيضحك . لقد جاء إليه غريبا . سيظل بين جدرانه الدافئة غريبا . وحالما يدفع تلك الكائنات الحية الصغيرة المضطربة في الهاوية الملعونة سيخرج فقيرا مدحورا يشعر بخيانة ما ( ..... ) . لن ينسى الإنسان أبدا طريق الذكر الذي عبره في البدء . سيتذكره ليس بالذاكرة وإنما بالذكر . سيعود إليه بعد البلوغ أكثر شوقا وتولعا . ولن يدخل فيه بجميع بدنه كما فعل في تلك السنوات التي مضت وإنما سيدخل برأسه . بعد ذلك سيندفع غير مبال بالخطر والفضيحة والقانون والدين . الله هناك خلف الأشياء الصغيرة . خلف كل شهقة . كل صرخة مندفعا في الظلام كالثور في قاعة المسلخ . الله لا يوجد في الأشياء الكبيرة . في الشرانق . في المح . ينشق فمه . تن

Trusting Liar (#5) Leave a reply

Trusting Liar (#5) Leave a reply Gertruida is the first to recover.  “Klasie… ?” “Ag drop the pretence, Gertruida. You all call me ‘Liar’ behind my back, so why stop now? Might as well be on the same page, yes?” Liar’s face is flushed with anger; the muscles in his thin neck prominently bulging. “That diamond belongs to me. Hand it over.” “What are you doing? Put away the gun…” “No! This…,” Liar sweeps his one hand towards the horizon, “…is my place.  Mine!   I earned it! And you…you have no right to be here!” “Listen, Liar, we’re not the enemy. Whoever is looking for you with the aeroplane and the chopper….well, it isn’t us. In fact, we were worried about you and that’s why we followed you. We’re here to help, man!” Vetfaan’s voice is pleading as he takes a step closer to the distraught man. “Now, put down the gun and let’s chat about all this.” Liar hesitates, taken aback after clearly being convinced that the group  had hostile intentions. “I…I’m not sure I believe